WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Daahfurtay Qandaraaska Dhisme Dugsi.

GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa daahfurtay qandaraaska dugsi kaasi oo ay ku tartami doonaan shirkado dhowr ahi.

Xoghayaha Dowladda Hoose , Gudoomiye ku xigeenka, gudoomiyaha gudida dhulka ee golaha deegaanka degmada gabiley, gudida qandaraasyada qaranka,iyo gudida qandaraasyada dawalada hoose iyo shirkadaha utartamaya ayaa goob joog ka ahaa madasha iyagoo ka jeediyay hadalo la xidhiidha qandaraaska.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

Exit mobile version