WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Daah Furtay Tartanka Mashaariic Ay Hirgalinayso Iyo Tirada Shirkadaha Ku Tartamaya!

GABILEY(W,N)-Dawlada hoose ee magaalada gabiley ayaa daah furtay 6mashruuc oo ay hirgalinayo dawlada hoose kaasi oo ay utartamayaan 9shirkadood oo kuwa dhismaha ah.

Daahfurka mashaariicda dawlada hoose ee gabiley ayaa goob joog waxaa ka ahaa gudida qandaraasyada qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version