Hargeysa (W,N)-Xildhibaan Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo) oo ka mid ah Mudenayaasha Golaha cusub ee Wakiillada Somaliland ee kazoo baxay xisbiga kulmiye ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Qado-sharaf ugu sameeyay Xildhibaannada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.
Munaasibadd Qado-sharafta ah, ayaa waxa kale oo ka qayb-galay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, Ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midoobay, Siyaasiyiin iyo Marti-sharaf Kale.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;