|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xil. Maxamed Raambo Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xildhibaanada Xisbi Xaakimka Kulmiye.
August 5, 2021 - Written by Editor:Hargeysa (W,N)-Xildhibaan Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo) oo ka mid ah Mudenayaasha Golaha cusub ee Wakiillada Somaliland ee kazoo baxay xisbiga kulmiye ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Qado-sharaf ugu sameeyay Xildhibaannada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE.
Munaasibadd Qado-sharafta ah, ayaa waxa kale oo ka qayb-galay xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, Ergayga Somaliland u qaabilsan Qaramada Midoobay, Siyaasiyiin iyo Marti-sharaf Kale. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Nuxurka Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa oo Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Cabdicasiis Samaale ... Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawlada Oo Gaadhay Gabiley Iyo Ujeedada Kulan Uu La yeeshay Maamulka ... Xadhiga Murashaxiinta Xisbiga UCID Ma U Muuqdaa In uu Hordhac Yahey Xanjarafada Xukuumadu La Damacsa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|