Hargaysa(W,N) Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo kamida golaha Wakiilada somaliland Ismarkaana ah gudoomiyaha gudiga arimaha bulshada aya cod dheer ugu baaqay in ay xukuumadu si deg deg ah u joojiso adeegyada zaadka iyo edahab oo saamayn xoogan ku yeeshay sarif bararka xoogan ee dalka saameeyay
Sidoo kale xildhaan xasan cawaale ayaa ugu baaqay ganacstada reer somaliland in ay isticmaalaan shilinka somaliland.