“Isbahaysigu waxay u taaganyihiin Wanaag, Horumar, Dimuqraadiyad Iyo Cadaalad…. Maanta Maalin aan ka Xoog badanahay Ma……”
Hargeysa(Wajaalenews) -Maxamed Biixi Yoonis Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Somaliland oo ka mida siyaasiyiinta Isbahaysiga Isbadal-doonka Kulmiye ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku maqnaa dalka Dibadiisa.
Maxamed Biixi Yoonis waxaa garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa kusoo dhaweeyay Siyaasiyiinta Isbahaysiga Isbadal doonka Kulmiye, salaadiin iyo dadwayne Tiro badan. Wasiirkii hore ee arrimaha dibada oo warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee Cigaal International Airport waxaa uu ka warbixiyay Ujaadada Safarkiisa.
https://youtu.be/uzE2vmiQ_M4