HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsade oo hortagay golaha guurtida ayaa wax laga waydiiyay sobobta xukuumadu ganacasade axmed geele arab ugala noqotay
Wasiir saajin oo jawaab ka bixinayay su,aasha laga adiiyay ganacsade ina geele arab ayaa sheegay in madaxwayne biixi godob ugalay axmed geele arab islamarkaana uu iskaga dhigay xabad
Sidoo kale wasiir saajin ayaa sheegay in ruqsada looga xanibay kadib markii uu galay waxaa shaqadiisa ahayn iyo masuuliyad aanu lahayn.