DAAWO;-Wasiir Saajin Oo Ka Hadlay Sobobta Ganacsade Ina Geele Arab Looga Xanibay Ruqsada Wakiilnimada Itoobiya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiir Saajin Oo Ka Hadlay Sobobta Ganacsade Ina Geele Arab Looga Xanibay Ruqsada Wakiilnimada Itoobiya!
August 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada ganacsade oo hortagay golaha guurtida ayaa wax laga waydiiyay sobobta xukuumadu ganacasade axmed geele arab ugala noqotay

Wasiir saajin oo jawaab ka bixinayay su,aasha laga adiiyay ganacsade ina geele arab ayaa sheegay in madaxwayne biixi godob ugalay axmed geele arab islamarkaana uu iskaga dhigay xabad

Sidoo kale wasiir saajin ayaa sheegay in ruqsada looga xanibay kadib markii uu galay waxaa shaqadiisa ahayn iyo masuuliyad aanu lahayn.

COMMENTS
LINKS