WAJAALE NEWS

Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Yeeshay Kalfadhigoodii Labaad Iyo Qodoba Lagaga Hadlay!

GABILEY(W,N)-Golaha deegaanka degmada gabiley ee dhawaan la doortay ayaa maanta yeeshay kal fadhigoodii uhoreeyey kaasi oo noqon doono bilowga qorshaynta waxyaabaha horyaala.

Waxaana fadhiga golaha furay maayarka magaalada gabiley Maxamed amiin cumar cabdi.

Sidoo kale fadhigan ayaa lagaga hadlay ajandaha golaha horyaala samaynta miisaaniyada iyo dhismaha gudidayada golaha deegaanka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version