GABILEY(W,N)Odayaasha iyo waxgaradka iyo xildhibaan katirsan golaha deegaanka degmada gabiley oo eedo culus ujeediyay wasiirka isagaadhsiinta iyo technolajiyada jsl iyo xildhibaan cabdilaahi black oo ay ku eedeeyay in ay sifo sharci daro ah uxidh xidheen ganacsato iyo odoyaal ay isku jufo hoose yihiin
Odoyaashan iyo waxgaradkan oo Ay isku jufo hoose yihiin wasiirka isgaadhsiinta ee ay ka cabanayaan ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu kasoo gaadho wasiirka oo shaqadiisii kaga mashquulay xadhiga iyo cago juglaynta uu ku hayo odayaasha beesha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;