WAJAALE NEWS

Maxkamada Sare Oo Markale Ku Gacan Saydhay Dacwadii Ay Usoo Gudbiyeen Odayaasha Madasha Wadatashigu.

HARGAYSA(W,N)- Maxkamada sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa markale ku gacan saydhay dacwad ay usoo gudbiyeen Odayaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka Somaliland.

Qaraarka ay maxkamada sare ku diiday dacwad ka dhanka golaha guurtida ayaa waxaa ka hadlay xubno kamid ah odayaasha madasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version