WAJAALE NEWS

Maamulka Shirkada Prime Oo Si Cad U Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Dhawaan Laga Baahiyey

Hargeysa:(W,N)-Maamulka Sare ee shirkada Prime, ayaa waxaa ay si cad u beeniyeen warar been abuur ah oo dhawaan warbaahinta lagu baahiyey

Shirkada ayaa waxaa ay sheegtay in shaqadii ay ka joojiyeen nin wakiil uga ahaan jiray Somaliland oo lagu magacaabo Maxamed Xassan Ismaciil taarikhdu markey aheyd 08.02.2017, isla markaana dacwada kiiskooda ay baadhis ku wado xarunta danbi baadhista Somaliland .

War-saxaafadeed shirkaddu soo saartay oo ay ku bayaaminayso inaanay waxba ka jirin warar been abuur ah oo laga baahiyey oo nuqul kamid ahi soo gaadhay Shabakada Wararka Wajaalenews.net  ayaa waxa uu u dhignaa sidatan:

 

Exit mobile version