HARGAYSA(Wajaalenews) -Wasiirka wasaaradda dib u dajinta Somaliland Siciid Cali Raygal iyo Maayarka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) ayaa xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loogu talo galay inay wax ku bartaan dadka qaxoontiga ah ee ku sugan Somaliland.
https://youtu.be/OK1AamLMzNE