GABILEY(W,N)-Wafti ka socda dalka jabuuti ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada gabiley halkaasi oo uu ku qabilay maayarka magaalada gabiley iyo xubno katirsan golaha deegaanka iyo maamulka maktabada qaranka gabiley.
Waftigan reer jabuuti oo dalka uyimid ka qaybgalka bandhiga carwada buugaagta caalamiga ee hargeisa book fair
Maayarka magaalada gabiley ayaa waftigan reer jabuuti uga mahd celiyay booqasha ay ku yimaadeen gobolka gabiley iyo xidhiidhka ka dhexeeya bulshada labada dal.
Dhanka kale masuul katirsan waftiga jabuuti ayaa maamulka dawlada hoose ee gabiley uga mahad celiyay soo dhawaynta ay ku qaabileen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;