HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa saaka xili horeba ka jawaabay baaqii maayarka caasimada ee nadiifinta dooxa magaalada hargaysa kaasi oo ay ololihiisa ka qaybqaateen boqolaal kamid ah shacabka hargaysa oo ay weheliyaan maayarka caasimada ,xildhibaano, culimada dalka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Waxaana ololahan lagu nadiifiyay qaybo kamid ah dooxa way nee hargaysa oo ay buuxu dhaafiyeen qashin,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;