HARGAYSA(W,N)-Warbaahinta madaxa banana ee Somaliland oo maanta shir jaraa,id ku qabatay magaalada hargaysa ayaa ka hadashay xadhiga xukuumadu ku haysto warbaahinta iyo kuwo sida sharcidarada ugu xidhan xabsiyada dalka
Sidoo kale warbaanita ayaa xukuumada ugu baaqay in ay xoriyadooda usoo celiso afar suxufi ooh ore uxidhnaa iyo qaar lagu xidhay maalintii dhawayd ee mudo haraadka mucaaridka iyagoo shaqadooda gudanaya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;