|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Loo Fuliyay Ololihii Nadiifinta Dooxa Hargaysa Iyo Haldoorka Bulshada Oo Ka Dhex Muuqday!
July 8, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa saaka xili horeba ka jawaabay baaqii maayarka caasimada ee nadiifinta dooxa magaalada hargaysa kaasi oo ay ololihiisa ka qaybqaateen boqolaal kamid ah shacabka hargaysa oo ay weheliyaan maayarka caasimada ,xildhibaano, culimada dalka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Waxaana ololahan lagu nadiifiyay qaybo kamid ah dooxa way nee hargaysa oo ay buuxu dhaafiyeen qashin, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka S.P.P Oo Shacabka Jsl Ku Hambalyeeyay Curashada Sanad Cusub Ee 2024. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada kula Kulmay U... Maamulka Gabiley Iyo Qaybaha kala Duwan Ee Bulshada Oo Fuliyay Wajigii Labaad Ee Ololaha Dhagxaan Ur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|