WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo furey Mashruuc Dhaqaale Loogu Ururinayo Dadkii Tacadiyada loogu Gaystay Xukuumada Cabdi Ilay, Digniin Culusna Udiray Dadka Uriyaaqaya TPLF.

JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha ismaamulka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar ayaa furay mashruuc dhaqaale loogu ururinayo dadkii tacadiyada loogu gaystay xukuumadii cabdi ilay  ee jeel ogaadeen

Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa digniin culus udiray dadka uriyaaqaya soo noqoshada TPLF Oo iyadu masuul ka ahayd dhibtii loo gaystay dadka somalida

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version