WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwaynaha DDSI Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Iyo Nuxurka Fariin Uu Shacabka Udiray!

Jig Jiga(W,N) Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Etoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa  hada warbaahinta la hadlay kadib markii ay saaka ku waabariisteen ciidamo ka socda Dawlada fadaraalka etoobiya oo la wareegay gacan ku haynta xarumaha dawlada oo sobobay mudoharaado baahsan oo shacabka caasimada jig jiga iskugu soo baxeen isla markaana sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Halkan Ka Daawo Madaxwayne Cabdi oo fariin Udiray shacabka kana Tacsiyadeeyay Dadkii Ku Geeriyooday Qalalaasihii Maanta.

https://youtu.be/4SUi9Ov5JjM

Exit mobile version