HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameed waxgarad iyo ehelada qoyskii axmed cabdilaahi riirash oo ahaa calinkii aas aasay madarasadii falaaxo ee magaalada hargaysa ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu waxka qabto dhulkii madarasada oo ganacsato xoog ku dhisanayso.
Sidoo kale wax garadkan iyo ehelada qoyskii lahaa madarasadani ayaa fariin udiray shacabka reer hargaysa iyo cidkasta oo kamid ahayd ardaydii ka baxday.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;