WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gabiley Iyo Bulshada Qaybaheeda Kala Duwan Oo Olole Balaadhan Ka Fulliyay Gudaha Magaalada,

GABILEY(W,N)-Maamulka golaha deegaanka degmada gabiley ayaa saaka fuliyay ololihii ay ku dhawaaqeen ee muwaadin nala qurxin magaalada kaasi oo jidadka magaalada lagaga ururiyay dhagxaanta.

Maayarka magaalada gabiley oo horkacaya xildhibaanada golaha deegaanka ayaa saaka qaybaha kala duwan ee magaalada ka fuliyay ololaha dhagxaan ururinta kaasi oo ay kazoo qaybgaleen qaybaha kala duwan bulshada ciidanka dab damiska ururada bulshada iyo shirkadaha qaar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version