WAJAALE NEWS

DAAWO;-Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Digay Qorshayaal Ay Sheegeen In Xukuumadu Ku Carqaladaynayso Doorashada Shir Gudoonka G. Wakiilada.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee Wadani Iyo Ucid ayaa ka hadlay arimo door ah oo ku gadaaman doorashada shir gudoonka golaha wakiilada ee isbahaysiga mucaaridka.

Sidoo kale gudoomiyayaasha xisbiyada ayaa ka digay in fadhiga golaha lagu qabto meel aan ahayn xarunta golaha wakiilada

Dhanka kale hogaanka xisbiyada ayaa ka hadlay xildhibaan dhawaan sheegay in itoobiya lagu shirqoolay iyagoo xukuumada ugu baaqay in looga baahan  yahay in ay cadayso dhacdadaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version