HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qaabka uu safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho uga hadlay safar ay saraakiil ciidamada maraykanka katirsan ku yimaadeen magaalada berbera ee Somaliland taasi oo uu ku sheegay in ay kamid tahay somaliya isagoo ku gafay madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland
Dawlada Somaliland ayaa uga digtay safiirka dawlada maraykanka ufadhiya somaliya in uu mar danbe adeegsado waxyaabo xadgudub ku ah Somaliland.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;