Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Safiirka Maraykanka Ufadhiya Muqdisho Oo Ku Gafay Madaxbanaanida Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliland Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Safiirka Maraykanka Ufadhiya Muqdisho Oo Ku Gafay Madaxbanaanida Jsl.
January 15, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qaabka uu safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho uga hadlay safar ay saraakiil ciidamada maraykanka katirsan ku yimaadeen magaalada berbera ee Somaliland taasi oo uu ku sheegay in ay kamid tahay somaliya isagoo ku gafay madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland

Dawlada Somaliland ayaa uga digtay safiirka dawlada maraykanka ufadhiya somaliya in uu mar danbe adeegsado waxyaabo xadgudub ku ah Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS