WAJAALE NEWS

Xildhibaan Cabdinaasir Qodax Oo Ka Hadlay Guuldaradii Kasoo Gaadhay Doorashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo utartamayay Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada oo uu kaga guulaystay Xildhibaan Cali Xaamud Jibriil ayaa ka hadlay guuldaradii uu kula kulmay doorashadii shir gudoonka golaha wakiilada sheegayna in xildhibaano udhaartay in ay ucodaynayaan in ay kaga baxeen,

Sidoo kale xildhibaan qodax ayaa ka waramay balan hore uga dhaxay gudoomiyayaasha xisbiyada wadani iyo Ucid oo uu ka leexday isbayhaysigii ay ku dhawaaqeen mucaaridku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version