WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dhalinyaradii kasoo Qalin Jabisay Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa soo dhaweeyay dhalinyaradii reer ee kazoo qalin jabisay barnaamijka shaqo qaran qaybtiisa 3aad oo maanta soo gaadhay magaalada gabiley.

Sidoo kale dhalinyrada ayaa waxaa hadhimo sharafeed ku maamusay maamulka dawlada hoose ee gabiley

Masuuliyiinta,xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa ka hadlay soo dhawaynta dhalinyrada iyagoo kula dardaarmay in ay ka faa,iidaystaan aqoontaa qaranku soo baray.

Dhanka kale maayarka magaalada gabiley maxamed amiin ayaa so dhaweeyay dhalinyrada isagoo madaxwaynaha Somaliland ku bogaadiyay aas aaska barnaamijka shaqo qaran oo anfacay dhalinyarada dalka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version