WAJAALE NEWS

Xildhibaan Cabdikarim Axmed Mooge Oo Madaxwaynaha Somaliland Ugu Baaqay In Uu Ixtiraamo Codka Shacabka

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdikariim axmed mooge oo ah mudanihii ugu codka badnaa golaha deegaanka ee usoo baxay caasimada hargaysa ayaa beeniyaywarar laga faafiyay oo lagu sheegay in uu tanaasulay iyo in abaabulayo isku soo baxyo

Sidoo kale xildhibaan cabdikariim ayaa madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu ixtiraamo codka shacabka caasimada hargaysa oo iyagu maayar udoortay cabdikariim iyadoo ilaa labadii habeen ee udanbeeyay ay soo baxayso warar sheegaya in xukuumadu dagaal qaawan ku hayso hanka maayarka musqawbalka dhow ee caasimada

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version