GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka ah ee Wadani Iyo Ucid ayaa gaadhay magaalada gabiley iyagoo ka warbixiyay halka ay marayso tirinta codadka musharixiinta deegaanka degmada gabiley oo wali lagu gudo jiro
Sidoo kale masuuliyiinta wadani iyo ucid ayaa sheegay in aanay jirin cid booby karta codadka musharixiinta iyo sobobaha ilaa hada loogu dhawaaqi waayay natiijada hordhaca ah ee degmada gabiley
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;