WAJAALE NEWS

DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Dhaariyay Xildhibaanka Buuxinaya Kursigii Golaha Guurtida Ee Xaaji Cabdi Waraabe,

HARGAYSA(W,N) Gudomiyaha maxkamda sare ee jsl oo Prof Aadan Xaji Cali ayaa maanta si rasmi ah u dhaariyay xildhibaanka buuxinaya kursigii uu ka baxay  marxuum  xaji cabdiriim xuseen cabdi waraabe o dhawaan ku geeriyooday magaalada hargaysa.

??

Kursiga golaha guurtida ee uu ka geeriyooday xaaji cabdi waraabe ayaa loo dhaariyay in uu buuxiyo wiil uu dhalay oo lagu magacaabi oday xaaji cabdi waraabe

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

??

Exit mobile version