WAJAALE NEWS

Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Markale Ka Hadlay Mawqifkiisa Hirgalinta Gobolnimada Gabiley.

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro” oo habeenkii ka qaybgalay kulan ay soo agaasimeen reer gabiley ayaa markale ka hadlay sida ay xisbigiisa uga go,antahay ansixinta gobolnimada gabiley

Sidoo kale musharax cirro ayaa sheegay in xukuumada kulmiye ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi ay hagratay meelmarinta gobonimada gabiley.

Exit mobile version