DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur madow oo Kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee gobolada bari Ayaa ka hadlay doorashooyinkii dalka ka dhacay 31may ee Wakiilada iyo deegaanka iyo sida xisbiga kulmiye loogaga Guulaystay gobolka togdheer isagoo ku eedeeyay in ay keentay talada madaxwayne biixi.
Sidoo kale boqor buurmadow ayaa bogaadiyay komishanka doorashooyinka iyo sida cadaalada ah ee ay uqabteen doorashooyinka.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;