|
|||||
WAJAALE NEWS
“In Beesha Habar Jeclo Oo Lahayd Aas Aaska Xisbiga Kulmiye Hal Xildhibaan Uga Soo Baxo, Af xumada Cidkale Maaha Ee Muuse Biixibaa Looga Tagay:Boqor Buurmadow.
June 12, 2021 - Written by Editor:DUBAI(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur madow oo Kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee gobolada bari Ayaa ka hadlay doorashooyinkii dalka ka dhacay 31may ee Wakiilada iyo deegaanka iyo sida xisbiga kulmiye loogaga Guulaystay gobolka togdheer isagoo ku eedeeyay in ay keentay talada madaxwayne biixi. Sidoo kale boqor buurmadow ayaa bogaadiyay komishanka doorashooyinka iyo sida cadaalada ah ee ay uqabteen doorashooyinka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo Ka Qeyb-galay Furitaanka Bandhigii 12aad Ee Carwada Buugaagta Hargeysa... DAAWO;Dooxa Agamsaha Oo Beeralaydii Ka Aasay 8 Ceel Biyood Ilaa 50 Ceelna Gabyanadii Ay Ku Fadhiyeen... Wakaalada Biyaha Hargeysa Oo Daah-furtay Biyo-xidheenka Hoose Ee Laga Hirgeliyey Deegaanka Geed dee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|