HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida ayaa maanta ansixiyay xeerka furista ururada siyaasada iyo asxaabta qaranka oo waxka badal iyo kaabis lagu sameeyay
Hadaba xeerka furista ururada siyaasada saamayn noocee ah ayuu ku yeelan doonaan xisbiyada qaranka ee hada jira iyo qabsoomida doorashada madaxtooyada ee soo socota una mudaysan 2022 bisha 12aad ee dabayaaqada sanadkaasi
HALKAN KAGA BOGO FALAQAYNTA XEERKA FURISTA URURADA SIYAASADA EE ASXAABTA QARANKA;