|
|||||
WAJAALE NEWS
Falaqaynta:-Xeerka Furista Ururada Iyo Saamaynta Ay Ku yeelaneyso Xisbiyada +Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!!
June 27, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Golaha guurtida ayaa maanta ansixiyay xeerka furista ururada siyaasada iyo asxaabta qaranka oo waxka badal iyo kaabis lagu sameeyay Hadaba xeerka furista ururada siyaasada saamayn noocee ah ayuu ku yeelan doonaan xisbiyada qaranka ee hada jira iyo qabsoomida doorashada madaxtooyada ee soo socota una mudaysan 2022 bisha 12aad ee dabayaaqada sanadkaasi HALKAN KAGA BOGO FALAQAYNTA XEERKA FURISTA URURADA SIYAASADA EE ASXAABTA QARANKA; Related posts:Siyaasiyiin Reer Somaliland Ah Oo Sheegay In Ay Dhexdhexaadinayaan Khilaaf Ka Dhex Aloosan Xukuumada... DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Su,aalo Kulul Oo Xasaasiya La Boobay Hanti Dhawrka Qaran Iyo... Madaxwayne Geele Oo Si Adag Uga Hadlay Hoos Udhac Yimid Dekeda Jabuuti, Xili Dekeda Berbera Kaalmaha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|