HARGASYA(W,N)-Siyaasi xuseen aadan Cige Dayr afhayeenkii hore ee madaxtooyada iyo wasiirkii ganacsiga Ayaa ka hadlay doorashadii isku sidkan kanayd ee dalka ka dhacday iyo sida xisbiyadu kala guulaysteen gobolada dalka
Sidoo kale siyaasi dayr ayaa sharxaad dheeraada ka bixiyay waxyaabaha sobobay in xisbiga kulmiye lagaga guulaysto gobolada togdheer iyo maroodi jeex oo ahayd ee maalaha uu ugu taageerada badan yahay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;