HARGAYSA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici iyo wafti la socday oo mudooyinkii udanbeeyay ku maqnaa dalka sucuudiga ayaa galabta kusoo guryo noqday caasimada Somaliland ee Hargaysa.
Waftigan Madxawayne kuxigeenka Somaliland ayaa waxaa madaar kusoo dhaweeyay Masuuliyiin kala duwan oo kamida xukuumada Somaliland.
Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa ka warbxiyay safarkoodii iyo waxyaabaha usoo qabsoomay intii ay ku sugnaayeen dalka boqortooyada sucuudi arabiya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/F-FggEbufrc