Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Golaha Guurtida somaliland saleebaan Maxamuud Aadan oo ka qaybgalay bandhiga buuga miyiga ilaa madaxtooyada ee uu qoray Xirsi Cali Xaaji Xasan oo caawa lagu qabtay Magaalada Hargaysa.
Gudoomiye Saleebaan ayaa hadlay qoraaga buugan iyo dhacdooyinka uu kusoo qaatay isagoo ku amaanay dadaalka iyo Juhdiga uu Galiyay Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Gudoomiye Saleebaan Iyo Khudbadii Uu jeediyay;