DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Iyo Weedhihii Uu ka Yidhi Bandhiga Buuga “Miyiga Ilaa Madaxtooyada” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Guurtida Iyo Weedhihii Uu ka Yidhi Bandhiga Buuga “Miyiga Ilaa Madaxtooyada”
October 26, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Golaha Guurtida somaliland saleebaan Maxamuud Aadan oo ka qaybgalay bandhiga buuga miyiga ilaa madaxtooyada ee uu qoray Xirsi Cali Xaaji Xasan oo caawa lagu qabtay Magaalada Hargaysa.

Gudoomiye Saleebaan ayaa hadlay qoraaga buugan iyo dhacdooyinka uu kusoo qaatay isagoo ku amaanay dadaalka iyo Juhdiga uu Galiyay Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Gudoomiye Saleebaan Iyo Khudbadii Uu jeediyay;

 

 

COMMENTS
LINKS