BERBERA(W,N)-Qaarkamid ah musharixiintii ka sharaxnaa gobolka saaxil iyo degmada berbera ayaa kasoo horjeestay natiijada hordhaca ee ay galabta shaaciyeen komishanka doorashada ee gobol/degmo ee berbera kuwaasi oo sheegay in ay tirsanayaan cadaalad daro iyo wax isabada marin lagu sameeyay codadkoodii,
Dhanka kale musharixiinta ayaa fariin udiray gudoomiyaha komishanka doorashooyinka riyo raac.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;