|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiin Kasoo Horjeestay Natiijadii Ay Shaaciyeen Komishanka Magaalada Berbera Ee Gobolka Saaxil.
June 4, 2021 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Qaarkamid ah musharixiintii ka sharaxnaa gobolka saaxil iyo degmada berbera ayaa kasoo horjeestay natiijada hordhaca ee ay galabta shaaciyeen komishanka doorashada ee gobol/degmo ee berbera kuwaasi oo sheegay in ay tirsanayaan cadaalad daro iyo wax isabada marin lagu sameeyay codadkoodii, Dhanka kale musharixiinta ayaa fariin udiray gudoomiyaha komishanka doorashooyinka riyo raac. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Itoobiya oo dhisaysa Waddooyin isku xidhaya waddamo ku yaalla Bariga Afrika oo ay kamid tahay Somali... Roob Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaanka Hoos Yimaada Magaalada Boorama Oo Sobobay Khasaare Naf Iyo ... Qaarkamida Cuqaasha Maroodijeex iyo Badhasaabka Gobolka Oo Taageeray Qabashada Diwaangalinta Madan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|