HARGAYSA(W,N)-Odoyaal Iyo Waxgarad kamid ah dadka Dariska la ah dhulka buurta kala Jeexan ee ay isku haystaan Qoyska madaxwaynaha Somaliland iyo boqolaal Qoys Ee Degan ayaa ka markhaati furay in ka badan sodon sano oo ay daris ahaayeen cida leh dhulkan iyo cadaymaha ay hayaan.
Sidoo kale bulshada dariska la ah ayaa sheegay in aanay dhulkan lagu maransan yahay ahayn beer balse ay uu ahaa buur.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/l2wcWJvqBpE