WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaarkamid Ah Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Maayar Maxamed Amiin Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka .

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah Bulshada Ku dhaqan magaalada Gabiley ayaa taageero balaadhan umuujiyay maayarka Magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi oo markale Usharaxan golaha deegaanka degmada gabiley.

Sidoo kale odoyaasha iyo xubnaha goobtan ka hadlay ayaa sheegay in  maayarka gabiley la barbar taagan yihiin hiil iyo Codba si uu usii wado horumarka uu ka hirgaliyay gobolka gabiley iyo magaalada si uu udhamaystiro qorshayaasha uu wado ee uu ku hiigsanayo in uu gabiley ka dhigo magaalada gab lagu soo hirto horumarka ka tisqaaday,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version