|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaarkamid Ah Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Maayar Maxamed Amiin Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka .
May 18, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah Bulshada Ku dhaqan magaalada Gabiley ayaa taageero balaadhan umuujiyay maayarka Magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi oo markale Usharaxan golaha deegaanka degmada gabiley.
Sidoo kale odoyaasha iyo xubnaha goobtan ka hadlay ayaa sheegay in maayarka gabiley la barbar taagan yihiin hiil iyo Codba si uu usii wado horumarka uu ka hirgaliyay gobolka gabiley iyo magaalada si uu udhamaystiro qorshayaasha uu wado ee uu ku hiigsanayo in uu gabiley ka dhigo magaalada gab lagu soo hirto horumarka ka tisqaaday,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Qunsulka Dalka Turkiga Ufadhiya Hargaysa Oo Sheegay In Dalkiisu Xusidoono Sanad Guuradii Inqilaabkii... DAAWO;-Dadwaynaha Degmada Ibraahim koodbuur Oo Cabasho Xoogan ka Muujiyay Biyo Mareen La Xidhay Oo S... Daawo: Musharaxa Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Dilalka Dalka Kusii Kordhaya Iyo Maxbuus Uu Saaka Nin Ask... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|