WAJAALE NEWS

DAAWO;-General Jidhif Iyo Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Waramay Taariikh Nololeed Gudoomiye Kuxigeenkii Baanka Somaliland Marxuum Prof Cumar Aw Yuusuf.

HARGAYSA(W,N)-Taliyihii Hore Ee ciidanka qaranka Somaliland Muj General Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) Iyo Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa ka waramay taariikh nololeedkii iyo Alle Ha,Unaxariistee Gudoomiye kuxigeenkii Baanka dhexe ee Somaliland Prof Marxuum Cumar AW Yuusuf Buux(Cumar Gows) Iyo doorkii ku lahaa halgankii Dib Uxoraynta Jamhuuriyada Somaliland iyo dib udhiskii Dalka oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Hargaysa.

Sidoo kale Muj Jidhif Iyo Siyaasi Rashiid jaamac ayaa tacsi udiray  shacabka reer Somaliland Iyo qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Alle Ha,unaxariistee Marxuum cumar aw Yuusuf Buux.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version