WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo ka Hadlay Xaalada Gen Doolaal Oo Ku Xidhan Jeelka Hargaysa Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay xaalada gen doolaal oo ku xidhan jeelka hargaysa isagoo sheegay in eheladiisu usheegeen in caafimaadkiisu liito

Sidoo kale gudoomiye cirro ayaa xukuumada iyo madaxwaynahaba ugu baaqay in hoos loo eego xaalka gen doolaal oo kamid ahaa ragii dalkan usoo hlagamay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version