WAJAALE NEWS

Ehelada Gabadhii Uu Dhaawaca Culus Uu Gaadhsiiyay Libaaxu Oo Ka Hadlay Xaaladeeda Iyo Sidii Ay Wax Udhaceen

HARGAYSA(W,N)-Midkamid ehelada gabadh uu caawa libaaxa waran cade dhaawacyo culus soo gaadhsiiyay islamarkaana lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay halku uu gabadha ka helay iyo xaalada ay hada ku sugan tahay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version