HARGAYSA(W,N)-Midkamid ehelada gabadh uu caawa libaaxa waran cade dhaawacyo culus soo gaadhsiiyay islamarkaana lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay halku uu gabadha ka helay iyo xaalada ay hada ku sugan tahay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;