WAJAALE NEWS

Daawo: Barafkii Ugu Waynaa Ee Ku FadhiistaDalka Turkiga IyoMadaarka Istanbul Oo Xidhmay .

stanbul(WJN):- Qabow daran iyo barafkii ugu xumaa ayaa ku dhuftay dalka Turkiga, waxaana xidhmay Madaarka Istanbul oo dhamaan

duulimaadyadii istaageen, ka dib markii meel walba barafku tuulmay, dabaylo qabow daran wataana ay ku dhufteen.
https://youtu.be/IofoKG-Qm8o

Waxa kale oo xidhmay surin biyoodka Basphorus ee qaarada Yurub iyo Eeshiya isku xidha, kaas oo ku dhawaaday in qabow dartii biyihii badu barafoobaan, meel walba baraf ayaa tuulmay waxaanu noqonayaa barafkii iyo qabowgii ugu xumaa taariikhda ee dalka Turkiga iyo inta badan qaarada Yurub ku habsada.

Hargeisa Office
Wajaalenews.net

Exit mobile version