GABILEY(W,N)-Musharixiinta xisbiga ucid uga sharaxan golaha deegaanka degmada gabiley iyo xubno kamid musharixinta suharaxan golah wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay xadhiga musharax shucayb maxamed muuse oo mudo 12cisho sharci daro ugu xidhan xukuumada kaasi oo ay ugu baaqeen in ay xroyadiisa usoo celiyaan hadii danbi lagu hayana ay sharciga hor keeneen.
HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;