|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharixiinta Xisbiga Ucid Uga Sharaxan Deegaanka Gabiley Iyo Wakiilada Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb Iyo fariinta Ay Udireen Xukuumada.
April 6, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Musharixiinta xisbiga ucid uga sharaxan golaha deegaanka degmada gabiley iyo xubno kamid musharixinta suharaxan golah wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa ka hadlay xadhiga musharax shucayb maxamed muuse oo mudo 12cisho sharci daro ugu xidhan xukuumada kaasi oo ay ugu baaqeen in ay xroyadiisa usoo celiyaan hadii danbi lagu hayana ay sharciga hor keeneen. HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Booliska Somaliya Oo Maxkamad Ku Taal Dalka Canada Dambiyo Ku Haysato Daawo: Prof, Axmed Ismaaciil Samater Oo Dhaliilay Tirada Golaha Wasiirada Xukuumada Madaxwayne Muuse... Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Silaanyo oo maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|